Yuusuf Garaad: “Dal sharci leh sirdoonkiisu weriye uguma hanjabo baraha bulshada”

Ma ogi waxa ay NISA sheegtay in ay iyadu ka og tahay Haaruun Macruuf. Mana sahashan karo eedeyn ku saabsan khatar ka dhan ah Amniga Qaranka. Haddana ma jecleysan farriinta ay NISA soo jeedisay, Goobta ay ku soo bandhigtay iyo khaanadda ay dhigtay Heybadda Dowladnimada Soomaaliya. Laba eedeymood oo ay NISA u jeedisay weriyaha ayaa … Continue reading Yuusuf Garaad: “Dal sharci leh sirdoonkiisu weriye uguma hanjabo baraha bulshada”